KULMIS HUB

Fursado waxbarasho, Seminars & shaqooyin

Nagu Saabsan

KULMIS HUB — Hoyga Fursadaha Caalamiga ah.

KulmisHub waa madal loogu talagalay in dadka lagu xiro fursadaha waxbarasho, deeqaha waxbarasho, shaqooyinka, seminars-ka iyo fursadaha kale ee horumarinta xirfadaha.

Waxaan hiigsanaynaa in macluumaadka fursadaha muhiimka ahi noqdo mid si fudud loo heli karo, si dadka Soomaaliyeed iyo bulshada kale ee danaynaysa ay u ogaadaan fursadaha u furan.

🎓 Waxbarasho iyo Deeqo

Waxaan soo bandhignaa macluumaad ku saabsan deeqaha waxbarasho iyo fursadaha jaamacadeed.

💼 Fursadaha Shaqo

Waxaad ka heli kartaa ogeysiisyo shaqo iyo fursado kaa caawin kara horumarinta xirfaddaada.

🌍 Seminars iyo Shirar

Waxaan kuu soo bandhignaa seminars, shirar iyo fursado aqoon-kororsi.

Himiladeenna iyo Ujeeddadeenna

Himiladeennu waa inaan fududeyno helitaanka macluumaadka fursadaha, isla markaana aan dadka ku dhiirrigelinno inay raadiyaan waxbarasho, shaqo iyo horumar xirfadeed.

Ku noqo KulmisHub Nala Soo Xiriir